Ge en gåva

Xaaladaha ku lugta leh

Halkan waxa ku jira xaaladaha ku saabsan iyo fikradaha laga yaabo inaaney shuruud gaara u leh saadaasha sida tusaale ahaan, iswaxyeeleynta, fikirka isdilka, xadgudubka iyo murugada.  Saadaasha saafiga ah ee ku jirta DSM-5, (Diagnostic and statistical manual of mental disorders, 5th ed) waxa loola jeedaa, qalabka cabbiraadda ee dhakhtarrada maskaxdu isticmaalaan markay sameynayaan saadaadha cudurka ayaa ku jirta darafka ”Saadaasha”.