Ge en gåva

Xogta

Halkan waxa aanu ku soo ururiney cilmi baadhista xiligan xaadirka ah taagen ee ku sabsan caafimaadka maskaxda. Waxaanu rajeynaynaa inaad halkan ka hesho wax ka jawaabaaya su’aalahaaga.

Halkan waxa ku yaala xogta saadaasha cudurada maskaxda ee caadiga ah ee ka tirsan DSM-5, (Diagnostic and statistical manual of mental disorders, 5th ed) Qalabka cabbiraadda ee dhakhtarrada maskaxdu isticmaalaan markay sameynayaan saadaadha cudurka.

Waxaanu sidoo kale soo ururinay xogta xaaladaha ku saabsan iyo fikradaha laga yaabo inay xidhiidhka la leeyihiin caafimaadka maskaxda sida tusaale ahaan, iswaxyeeleynta, fikirka isdilka, xadgudubka iyo murugada.